Qaraxyadii 9-kii bishan lagu weeraray Hotel Saxafi oo guddi baaritaan loo saaray (Akhriso)

Guddiga Difaaca Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu xildhibaanno ah u magacaabay baaritaanka weerarkii Qaraxyadii 9-kii bishan lagu weeraray Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Guddoomiyaha Xuseen Carab Ciise ayaa lagu sheegay in weerarka uu geystay dhibaatooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur … Continue reading Qaraxyadii 9-kii bishan lagu weeraray Hotel Saxafi oo guddi baaritaan loo saaray (Akhriso)